DEG DEG: Guddigii doorashada Kenya oo labo garab u kaa jabay (Wararkii u dambeeyey)

Guddiga doorashada iyo xuduudaha ee Kenya, ayaa laba garab u kala qeybsamay, xili la sugayey in lagu dhawaaqo natiijada kama danbeysta ah ee doorashadii guud ee ka dhacday dalka Kenya. Musharaxa Raila Odinga ayaa ka biyo diidan inuu tago goobta looga dhawaaqayo natiijada ka dib markii ay soo baxeen codad la sheegay inaan la tirin. … Continue reading DEG DEG: Guddigii doorashada Kenya oo labo garab u kaa jabay (Wararkii u dambeeyey)